Kintirka

Kintirku waxa uu ku yaalaa danbaha hoose ee xubinta taranku meesha ay iskaga yimaadaan. Kintirku aad ayuu xasaasi u yahay waxaanu muhiim u yahay raaxada galmada. Waxaa laga kicin karaa dareenkiisa banaanka iyo gudaha gudaha ferjiga haweeneyda. 

Clitoris

The clitoris is located where the inner labia come together. The clitoris is very sensitive and is important for women's sexual pleasure. It can be stimulated both from outside and inside the vagina