Muuqaalada galmada

Sawiro ama fiidyaw dad galmo samaynaya ama samaynaya ficilo galmo. Muuqaalada galmadu waxa ay dadka kicin karaan hamadooda.

Pornography

Photos and videos of people having sexual intercourse or performing other sexual acts. Pornography is made to arouse people sexually.