Naas-nuujin

Haweeneydu waxay naas-nuujin kartaa ilmaheeda iyaga oo siinaysa caanaha ka yimaada naasaha, halka ay kasiin lahayd kuwa masaasad ku jira. Caanaha waxaa soo saaraa dheecaan ku jira naaska haweeneyda. Ilmaha ayaa ka jaqa caanaha haweeneyda ibteeda.

Breast-feeding

A woman can breast-feed her baby with milk from her own breast, rather than from a bottle. The milk is produced by glands in the woman's breasts. The baby sucks the milk through the woman's nipple.