Xanuunka baakteeriyada xubinta taranka haweeneyda

Caabuq gudaha ferjiga ah oo ay baakteeriyi keento. Dheeli tirki aashatada ee gudaha ferjiga ka ilaalisa baakteeriyada ayaa khalkhalasha. Calaamada ugu wayni waa dareere ur xun oo kasoo baxa. Baakteeriyada xubinta taranka haweeneyda waxaa lagu wadayn karaa dawo. Maaha xanuunada galmada ku faafa (STI).

Bacterial vaginosis

Infection in the vagina caused by bacteria. The acidity balance that protects the vagina against bad bacteria is disturbed. The main symptom is a foul-smelling fluid discharge. Bacterial vaginosis can be cured with medicines. It is not a sexually transmitted infection (STI).