Dabnaha hoose

Waa maqaar ilaaliya gudaha ferjiga, kintirka iyo afka tuunbada kaadida ee haweeneyda. Haweenka waxa ay leeyihiin 2 dabnood. Dabnaha banaanka ah ee ay timuhu qariyaan waanay buur buuran yihiin, dabahana gudaha oo ayna qarinin timuhu waanay dhuudhuuban yihiin.

Labia

Skin that protects the vagina, clitoris and urinary meatus. Women have 2 pairs of labia. The outer labia are covered with hair and are thicker, the inner labia are not covered with hair and are thinner.