Shaybaadhka smear

Waa dheecaadn laga qaado afka ilmagaleenka. Dhakhtarku waxa uu qaadaa shaybaadhka Pap isaga oo adeegsanaya burush yar. Dhakhtar waxa uu u diraa badhiintaanka shaybaad si loo baadho. Shaybaadhka Pap waxa loo adeegsadaa in lagu ogaado xanuunka kaansarka afka ilmo galeenka ama Xanuunada galmada ku faafa (STI).

Smear test

A sample of fluid taken from the cervix. The doctor takes a Pap test with a small brush. The doctor sends the smear to a lab for examination. The Pap test is used to detect diseases such as cervical cancer or sexually transmitted infections (STIs).