Dhakhtar guud

Dhakhtar heshiis kula jira dawlada hoose si uu u bixiyo adeegyada daryeelka caafimaadka ee dadka ku nool dawlada hoose. Dhakhtarka guud caadiyan waa dhakhtarka la booqdo haddii aad qabto mushkilad caafimaad. Dhakhtar guud waxaa looga jeedi karaa dhakhtar khabiir ah. Dhakhtarka guud waxa uu noqon karaa nin ama naag.

General practitioner

A doctor that has made an agreement with a municipality to provide health care services for the people living in the municipality. A general practitioner is usually the doctor you visit first if you have a health problem. A general practitioner can refer you to a specialist. A general practitioner can be a man or a woman.