Candida

Caabuq gudaha ferjiga ah oo uu fangusku keeno. Dheeli tirki aashatada ee gudaha ferjiga ka ilaalisa fanguska ayaa khalkhalasha. Candida waxa uu keenaa in dareere cad kasoo baxo gudaha ferjiga, cuncun iyo casaan. Candida waxaa lagu dawayn karaa dawo, kiriim ama dawo gudaha ferjiga ah (waa sida kiniinka oo kale laakiin waxa uu ku dhax milmaa xubinta taranka). Candida maaha xanuunada galmada ku faafa (STI).

Candida

Infection in the vagina, caused by a fungus. The acidity balance that protects the vagina against the fungus is disturbed. Candida causes a white vaginal discharge, itching and redness. Candida can be cured with medicines, a cream or a vaginal pessary (a kind of tablet which dissolves in the vagina). Candida is not a sexually transmitted infection (STI).