Suuxdinta guud

Suuxdinta guud waa suuxdin jidhka oo dhan la wada suuxiyo. Jidhku wuu kala daataa oo qofku wax xanuun ah ma dareemo marka la qalayo. Waa hurdo aad u wayn. Suuxdinta guud waxaa badanaa bixiya dhakhtarka suuxiyaha ah. Dhakhtarka ayaa la socda bukaanka inta uu hurdo. Qaliinka kadib suuxdintu way baxdaa. Bukaanka mar kale ayuu miyirkiisii soo noqdaa.

General anaesthesia

A general anaesthesia is an anaesthetic for the whole body. The body relaxes and the person feels no pain when operated on. It's like a deep sleep. A general anaesthesia must be administered by an anaesthetist. The doctor supervises the patient during sleep. After the operation the anaesthesia will wear off. The patient wakes up again.