Xarunta caafimaadka iska soo xaadhka uurka

Meelaha ay haweenku ka heli karaan uurka iska soo xaadh sharci ah ama meesha aad kala hadli karto uurka aan loo qabsitiyin. Dalalka qaar Yurub ma laha xarumo caafimaadka oo iska soo xaadhka uurka ah.

Abortion clinic

Place where a woman can have a legal abortion or where you can talk about an unintended pregnancy. Some European countries do not have abortion clinics.