Baadhista xanuunada galmada ku faafaa

Shaybaadhka lagu eegayo haddii uu qof qabo Xanuunada galmada ku faafa (STI). Dhakhtarka ayaa waydiiya su'aalo badan oo baadha xubnaha taranka, afka iyo mararka qaar dabada. Dhakhtarku waxa uu ka qaadaa dheecaan laga yaabo inuu caabuq qabo, waxa uu qaadaa dhiiga ama waxa uu qofka ka dalbadaa inuu kusoo kaajo weel. Dhakhtarku waxa uu dhamaan u diraa muunada shaybaadhka si shaybaadh dheeraad ah loogu sameeyo.

STI test

Examination to check if someone has sexually transmitted infections (STIs). The doctor asks questions and examines the sexual organs, mouth and sometimes the anus. The doctor takes a swab of the places that may be infected, takes blood or asks the person to urinate into a jar. The doctor sends all samples to a lab for further examination.