Jooniska B

Jooniska B waa xanuun galmada ku faafa (STI) kaas oo caabuq ku keena beerka. Mid kamid calaamadaha uu leeyahay waa maqaarka oo huruud noqda. Isticmaalka koondhomka marka galmada la samaynayo waxay hoos u dhigtaa khatarkta in caabuqan la qaado. Jooniska B uu keeney fayras. Waxaa jira talaal lagaga hortago jooniska B. Xanuunka waa la dawayn karaa, laakiin dadku badanaa way iska ladnaadaan iyaga oo aan la dawaynin.

Hepatitis B

Hepatitis B is a sexually transmitted infection (STI) that causes an infection to the liver. One of the symptoms is yellowish skin. Using a condom when having sex reduces the risk of infection. Hepatitis B is caused by a virus. A vaccine can protect against hepatitis B. The infection can be cured with medicine, but most become healthy without treatment.