Mushkiladaha galmada

Mushkiladaha nolosha galmo, sida: hamo jab, in uu qofku galmo dooni waayo iyo in uu xanuunsado marka uu galmada samaynayo. Mushkilado galmada waxaa keeni kara waxyaabo kala duwan.

Sexual problems

Problems in your sex life, such as: erectile dysfunction, having no sexual desire and having pain during sex. Sexual problems can have various causes.