Qofka kalida ah waa qofka aan lahayn xidhiidh degan. Dadka qaar ayaa doorta inay kali ahaadaan, kuwa kalena kali ayay ahaayeen laakiin waxay doonayaan inay helaan xidhiidh degan. Dad badan ayaa kali noqda noloshooda wakhti kadib ah. 

Haddii aad keli tahay, waxaad weli lahaan kartaa nolol galmo. Tusaale ahaan: siigaysiga, galmo caadi ah, galmada aad la samayso qof aad garanayso laakiin aanad la lahayn xidhiidh joogto ah. 

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo