Xanuunada galmada lagu kala qaadaayi waa xanuuno galmo lagu kala qaado marka galmo lala sameeyo qofka qaba xanuunka galmada. Waxaa sidoo kale jira qaabab kale oo lagu qaado xanuunada galmada lagu kala qaado.

Xanuunada kala duwan ee galmada kufaafa

Waxaa jira noocyo kala duwan oo xanuunada galmada ku faafa ah:

Iska ilaalinta xanuunada galmada ku faafa

Koondhom waxa uu kaa ilaalin karaa adiga iyo lamaanahaaga oo waxa uu hoos u dhigayaa in la qaado HIV ama xanuunada kale ee  galmada lagu qaado. Talaalku waxa uu dadka ka ilaaliyaa jooniska B iyo HPV.

Daawaynta xanuunada galmada ku faafa

Badanaa xanuunada galmada lagu qaado waa la dawayn karaa. Waa la dawayn karaa oo raadkooduna wuu baaba'aa. Xanuunada galmada lagu qaado waxay keeni karaa raad aan u xun oo caafimaad haddii aad la dawaynin. Waxaad sidoo kale qaadsiin kartaa dadka.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo