Dad badan ayaa la tacaala xanuunada galmada ku faafaa noloshooda
xanuunada galmada ku faafa oo badan waa la dawaynkaraa waana la daweeyaa, ama caalamadoohodu way baabi'i karaan.

Haddii aad u malaynaso in aad leedahay xanuunada galmada ku faafaa lahadal qof ah khabiir caafimaad.  

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo