Haddii aad is leedahay waxaad qabtaa xanuunada galmada ku faafaa, waxaad ku baadhi kara dhakhtar

Waxaa si lacag la'aan ah ula hadli kartaa dhakhtar. Isaga/iyadu waxay u baahan yihiin maclumaad inta u badan ee macquul ah si ay kuu caawiyaan. Dhakhtarku macluumaadkaga uma gudin karo cid kale. Isaga/iyada waxay sharci ahaan ku khasban yihiin in ay ilaaliyaan sirtaada.

Baadhista xanuunada galmada ku faafaa

Badhitaan waxaa loo sameeeya sidaa soo socota:

  • Dhakhtar ayaa ku waydiinaya qalmo nocee ah ayaa samaysay, haddii aad leedahay wax caalamado ah iyo calamadehee ayaa leedahay.
  • Haddii aad leedahay wax caalamado ah, dhakhtarka ayaa baadhayaa xubnahaaga taranka ee muuqata, afka ama dabada
  • Dhakhtarku waxa uu tixgaliyaa badhintaanka uu qaadayo. Tani waxay noqon kartaa badhiintaan kaadi, gudaha ferjiga oo laga qaado qoyaan, dhuunta, dabada ama tijaabo dhiig
  • Dhakhtar ayaa u diraya badhiintaanka shaybaad si loo baadho.
  • Dhakhtarka waxa ay ku soo gaadhaa natiijada badhitaanka ilaa 1 isbuuc kadib.
  • Dhakhtar ayaa faafhfaahiya badhitaanka oo kaala hadli talaabada xigta. Haddii ay macquul tahay, isaga/iyada waxay ku siin doonaan dawo kaa dawaysa xanuunada galmada ku faafaa. Xanuunada galmada ku faafa badan waa ladawayn kara ama caalamadoohaaga waa la dawayn kara.
Dhakhtar qaadaya dhiig
Dhakhtar kaqaadaya candhuuf afka

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo