Gasho koondhom intaa anaad guda galin xubinta haweeneyda. Usamee sida soo socota:

  • Eeg in aan lasoo dhaafin taariikhda uu dhacayo. Istimaal oo kaliya koondhom ay ku taalo tayada CE daboolkiisa. 
  • Dilaaci bacda. Waxaa jiraa jeexitaan yar hal dhinac oo bushqada ku yaal oo kaa caawinaya. Haku furin maqas, mindi ama ilkaha. Waxaa laga yaaba in uu koondhomku dilaaco. Iska ilaali cidiyo dhaadheer.
  • Waxaad dib u laabtaa buuryada haddii aan guska aan la gudin. Tuuji afka horee ee koondhomka si aad ugu banayso biyahay taran meel oo geli koondhom guska dushiisa. Gusku waa inuu adkaado (dareenkeedu kacsan yahay).
  • Waxaad xaqiijisaa in aad afka hore ka sululixiso oo aad banaanka uga saarta marka aad iska saarayso koondhomka. Dib u duub koondhomka guska dushiisa oo dhan si aanay wax uga daadanin. 
  • Markaa biyahay taranka ka yimaadaan kadib ka saar koondhomka guska isaga oo adag. 
  • Ka qabo koondhom kaa xaga danbe si aad u xaqiijiso in aanay wax ka daadanin. 
  • Gunug koondhomka si aad uga illaaliso in aanay biyahay taranku daadanin. Ku tuur koondhomka qaashinka markaa isticmaasho. 
Eeg in aanu dhicin uur baajiyuhu. Isticmaal oo kaliya koondhom ka ay kutaalo tayada CE du dushiisa.
Dilaaci bacda. Waxaa jiraa jeexitaan yar hal dhinac oo bushqada ku yaal oo kaa caawinaya.
Tuuji afka horee ee koondhomka si aad ugu banayso biyahay taran meel oo geli koondhom guska dushiisa.
Waxaad xaqiijisaa in aad afka hore ka sululixiso oo aad banaanka uga saarta marka aad iska saarayso koondhomka. Dib u duub koondhomka guska dushiisa oo dhan si aanay wax uga daadanin.
Koondhomku wuxuu diyaar u yahay in la isticmaalo.
Markaa biyahay taranka ka yimaadaan kadib ka saar koondhomka guska isaga oo adag.
Ka qabo koondhom kaa xaga danbe si aad u xaqiijiso in aanay wax ka daadanin.
Gunug koondhomka si aad uga illaaliso in aanay biyahay taranku daadanin. Ku tuur koondhomka qaashinka markaa isticmaasho.

Koondhomka isticmaal oo kali hal mar. Badal koondhomka mar kasta oo aad lamaanaha badalayso haddii aad dad badan galmo la samaynayso isku mar kaliya.  

Koondhomka waxa la helaa isagoo noocya iyo cabir kala duwan ah, taas oo ku xidhan dhumucda guska. Koondhomka waa in aanu aadna u giijisnay aad na aanu u balaadhnay.

Ha isticmaalin 2 koondhom hal mar. Waxaa laga yaabaa in uu koondhomku dilaaco.

Isticmaal oo kaliya biyo- saliid le koondhomka dusiisa. Isticmaal biyo saliid leh markaad galmo samaynayso.

Iibsiga koondhomka

Waxaad ka iibsan kartaa koondhomka farmasiga ama subarmaarketka. Waxaad sidoo kale mararka qaar ka heleysaa tukaamada kale, baararka iyo naytkilaabyada ama mishiinada lacagta lagu diro ee maalahaas yaala. Hay'ada qaar ayaa bixiya koondhom bilaasha ah.

Waxaad ka heleysaa koondhom bilaasha ah Tilmaamaha Caafimaadka Norway

Waxaad ka dalban kartaa koondhom bilaasha ah gratiskondomer.no (Kaliya Norway).

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo