Gudniinku waa qaliin dhamaan ama qayb kamid ah baarada xubinta taranka ninka lagu jarayo.

Marka la xalaaleeyogudo, maqaarka dhalfadu waxoogaa ayuu adkaadaa. Mararka qaar waxoogaa ayay madoobaataa.

Nin taagan. Waxa diirada la saaraa waa qaybta xubnaha taranka ee muuqda.
Nin baaradiisa ku kala haya faraha
Gus ay buuryadu ku taalo: aan la gudin
Gus aanay buuryadu ku oolin: la guday

Sababta keentay gudniinka

Sababta keentay gudniinka waxaa loo samayn karaa sababo kala duwan:

  • Haddii baaradu aad ugu dhajisan tahay oo aan dib loo uruurin karin. Waxaa dhici karta inay qofka damqato marka uu kaajayo, marka uu hamoonayo ama marka galmada samaynayo;
  • diinta uu hayso qofku;
  • dalalka qaar Afrika waxaa gudniinka loo adeegsadaa qaab uu qofku HIV iskaga ilaalinayo. Yurub gudniinka looguma taliyo si uu qofku uu ugaga hortago hiv.

Haweenka qaar ayaa sidoo kale lagu sameeyaa gudniin. Maadaama oo ay tani waxyeelo u leedahay haweenka, waxaa loogu yeedhaa naafaynta xubinka taranka ee haweenka.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo