Baadhitaanka uurka
Shaybaadh la sameeyo oo lagu ogaado haddii ay haweeneydu uur leedahay. Shaybaadhku waxa uu ka kooban yahay ul yar oo lagu dul dhibciyo kaadida. Kadibna shaybaadhku waxa uu muujinayaa haddii aad uur leedahay iyo haddii kale. Waxaad ka iibsan kartaa farmasiga shaybaadhka uurka, ama subermaarketka. Dhakhtarka ama dhakhtarka haweenka ayaa samayn doona shaybaadhka uurka isaga oo qaadaya dhiig.