Wakhtiga caadada/caado

Waa dhiig kasoo baxa gudaha ferjiga haweeneyda hal mar bishii. Waxaa loo yaqaanaa wakhtiga caadada / caado waxayna socotaa dhawr maalmood. Bil kasta jidhka haweeneydu waxa uu isku diyaariyaa inuu uur qaado, laakiin ma qaado uur, jidhkuna waxa uu iska saaraa dhiiga dheeraad ah ee ku jira makaanka.

Menstrual period/menstruation

The outflow of blood through the woman's vagina once a month. The menstrual period / menstruation lasts a few days. Every month the woman’s body prepares for a pregnancy, but if she does not become pregnant, the body removes the excess blood from the uterus.