Xidhiidhku mar kasta kuma bilaabmo jacayl. Waxaad sidoo kale marka hore noqon kartaan asxaab inta aynu xidhiidhkiisu isku badalan xidhiidh lamaane oo asxaab ah. Xidhiidhku waxa uu ku salaysan yahay.

Tayada xidhiidhku kuma xidhna inta uu le'eg yahay jacaylkiinu. Waxa uu ku xidhan yahay waxa muhiimka ah ee xidhiidhka ee adiga iyo lamaahaaga idiin ah, sida tusaale ahaan: inaad ku nabsoonaataan xidhiidhkiina, inaad yeelataan wax caam ah, inaad wax wada qabataan. Taasi dadku way ku kala duwan yihiin sidoo kale lamaanuhu.

Dadka qaar iskuma guursadaan jacayl, laakiin waxa ay isku guursadaan sababo jira darteed. 

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo