Sida uu dhigayo sharciga Norway dadku waxay xor u yihiin inay doortaan lamaanahooda.

Dadku waxay lamaanaha ku doortaa shuruudaha qaar. Dadku ma oga inay isticmaalayaan shuruudaha qaar. Dadka qaar ayaa og oo waxay la noqdaan lamaahaas marka ay buuxiyaan shuruudahaas. Tusaale ahaan: 

  • meesha uu qofku kasoo jeedo; 
  • shakhsiyada;
  • garaadka;
  • kaftanka;
  • xaalada dhaqaale; 
  • muuqaalka…

Raga iyo haweenka labaduba waxay bilaabi karaan casuumada xidhiidhka hore.

Waalidka ama xubnaha qoyska qaar ayaa u doori kara ilmahoodu qofka uu guursanayo. Taasi waxaa loo yaqaanaa guur isasiin ah. Dhalinyarta ayaa badanaa go'aansada haddii ay doonayaan inay is guursadaan iyo haddii kale, laakiin mar kasta taasi ma dhacdo. Guurka khasabka ah sharcigu wuu mamnuucay.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo