Isfuridu waa dhamaadka sharciga ah ee guurka. Haddii aad si sharci ah isku furtaan, waxaad markaa guursan kartaa qof kale.

Haddii aad yeelato mushkilad xidhiidhka ah, waxaad isku dayi kartaa inaad kala hadasho lamaanahaaga ama qof kale oo aad ku kalsoon tahay. Waxaad sidoo kale ka dalban kartaa xirfadle kaalmo. Waxay qaadataa mudo inaad xaliso mushkilada xidhiidhka. Haddii aynaad mushkilada ka gudbin, waxaad go'aansan kartaa inay isfursaan ama kala tagtaan. 

Isfuridu way adkaan kartaa oo waxa noqon kartaa mudo dareen ku leh nolosha dadka. Waxa ay ku taxaluuqi kartaa dareen murugo, xanuun, baqi ama xanaaq. Waxaad ka dalban kartaa xirfadleh inuu kaa caawiyo sidii aad uga gudbi lahayd. Lamaanayaasha qaar, laakiin, is furidu waxay noqonaysaa mid ay kaga bogsadaan wakhtiga adag.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo