Dhalmada caadiga ah

Haddii sida caadiga ah loo dhalayo calaamada umulida soo socota:

  • Waxaad yeelanaysaa dhiig bax yar;
  • Waxaa kaa bururaysa yixda;
  • Biyaha ayaa kaa bururaya (dheecaanka amniotic ayaa jidhkaaga kasoo baxaya);
  • Waxaad yeelanaysaa in naburku ku qabto mudo 1 saacadood ah, kaas oo uu u dhaxeeyo naburka 5 ilaa 10 daqiiqo;

La xidhiidh dhakhtarkaaga ama umulisadaada, ama qabo isbitaalka marka aad hal ama wax ka badan oo calaamadahan ah isku aragto.

Calaamada umulida soo socota: dhiig bax yar
Calaamada umulida soo socota: yixda oo bururta
Calaamada umulida soo socota: biyaha oo daata
Calaamada umulista soo socota: naburka oo uu qofku sheeyo mudo 1 saacad ah, kaas oo 5 ilaa 10 daqiiqo uu u dhaxeeyo qabashada naburka

Qaliinka: qaliinka dhalmada

Marka ay qorshaysan tahay qaliinku (qaliinka dhalmada): dhakhtarka ayaa go'aamin doona maalinta aad umulayso.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo