Ku dhalida qaliinka waxaa sidoo kale loo yaqaanaa qaliinka dhalmada, ama c-section. Inta lagu jiro qaliinka, dhakhtarku waxa uu jeexi doonaa caloosha haweeneyda si uu ilmaha uga soo saaro.

Sababaha keena qaliinka dhalmada

Mararka qaar waa lasii qorsheeyaa qaliinka. Markan oo kale, waad sii og tahay in qaliin lagaaga dhalin doono. Tusaale ahaan, haddii ilmaha aanu madixiisu soo foorarin ama uu madixiisu aad u wayn yahay oo aanu soo mari karin misgaha.

Dhibaatooyin ayaa soo bixii kara xiliga dhalmada taasoo khatar galinka karta ilmaha. Markaa qalniinka dhalmada waa lagama maarmaan.

Mar mar dhif ah, waxaa jiraa xaalada degdeg taas oo keenta in qalniin dhalmo degdeg ah oo lamaga maarmaan ah. Tusaale ahaan, haddii naftaadu ama nafta ilmuhu ay khatar ku jirto.

Qalniin dhalmado: qalniin

Haddii qalniinka dhalmo la sii qorsheeyo, waxaad tagaysaa isbitaalka aroornimada. Laguuma ogola inaad wax cunto ama cabto ugu yaraan lix saacadood kahor qaliinka. Waxaad u diyaar garoobaysaa qalniinka. Tusaale ahaan, waxaad xidhanaysaa dharka isbitaalka, waxaad siibaysaa dahabkaaga iyo waxaad isku qurxiso.

Suuxdinta ayaan lagaa siin doona laf dhabarka ama suuxdin lafdhabar. Labadaba waxaa la bixiyaa iyagoo ah suuxdin dhabarka hoose ah. Waxaad lagu mudi karaa adiga oo fadhiya ama jiifa. Mararka qaar tuunbo yar ayaa la galiyaa siriinjiga. Waxaa laguugu celin karaan suuxinta lagu siiyay. Waad soo jeedi waanad oo wax kasta waad la socon.

Xiliga qalniinka dhalmada, lamanaahaga ama cid kale oo aad adigu dooratay ayaa kula joogi kara. Dharkhtarka ayaa jeexo doona calooshaada, timihaaga hoose inyar dushooda. Wax xanuun ah dareemi maysid, waxaadse dareemi in qalniin lagugu wado.

Dhakhtarka ayaa soo saaraya ilmaha. Xudunta ayaa laga jarayaa. Ilmaha ayay umulisadu qaadi oo ay baadhi. Haddii aad soo jeedo qalniinku aanu lahayn wax dhib ah, waxaad salaami kartaa ilmaha intaan tuwaal lagu masixin oo aan la baadhin. Jeedxidii calooshaada ayaa la toli doonaa. Qalniinka oo dhan waxaa uu qaataa ilaa sacaad.

Haddii aad leedahay qalniin dhalmo oo degdeg ah:

  • Waxaa lagu galin suuxdin guud halkii lagaa galin lahaa (deegaanla) suuxdin dhabar(PDA). Kadibna qalniinka soo jeedi maysid. 
  • Lamaanahagaa ama cid kale kulama joogi karto.

Markuu ilmuhu dhasho lamaanahaaga la joogi kara intaa soo toosayso ee aad diyaar uga noqonayso in aad salaanto. 

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo