Dadka qaar waxay doonayaan inay ilmo dhalaam, kuwo kalena ma doonaan.

Haddii aanad doonaynin inaad ilmo dhasho waa iska caadi. Cidna kuguma khasbayso inaad ilmo dhasho. Waxaad xaq u leedahay inaad doorato.
Waxaa dhici karta inaad doonayso inaad ilmo dhasho laakiin aanad weli diyaar u ahayn. Waxaad dooran kartaa wakhtiga aad ilmaha dhalayso.

Haddii aanad doonin (weli) inaad dhasho caruur, isticmaal uur baajiye marka aad galmo samaynaysoKala hadal lamaanahaaga arrinkaas.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo