Haddii aanad qorshaynaynin inaad uur qaado, waxaa haysataa 3 ikhtiyaar. Waxaad dooran kartaa:

  1. Inaad sii wadato uurka oo aad ilmaha aad adigu korsato;
  2. Inaad uurka sii wadato oo aad ilmaha siiso cid korsata.
  3. Uur inaad meesha ka saartid adiga oo iska soo xaadhaya. Haddii aad go'aansato inaad iska soo xaadho uurka ilaa todobaadka 12 aad ee uurka. Waxaad iska soo xaadhi kartaa uurka wixii ka danbeeya 12 todobaad sidoo kale, laakiin waxaa ka waajiba shuruudaha qaar

Si aad uga hortagto uurka aan loo qastiyin marka hore, waa inaad isticmaashaa uur baajiyaha.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo