Dadka qaar ayaa xidhiidh la leh lamaanayaal badan isla mar kaliya. Badanaa xidhiidhkaani waxay ku salaysan yihiin galmo (xidhiidh galmo oo caadi ah), laakiin xidhiidhka uu sidoo kale ku salaysnaan doonaa xidhiidh dareen.

Haddii aad samayso galmo aanad u xidhan wax badbaado ah oo aad la yeelato lamaanayaal kala duwan, waxaad khatar u geli kartaa inaad qaado xanuunada galmada ku faafa. Isticmaal koondhom si aad naftaada u badbaadiso, lamaanahagaa iyo dadka kale.

Mudo kadib, xidhiidhka lamaanaha badan waxa uu noqon karaa mid aad u adag, tusaale ahaan maadaama oo uu sir noqonaya oo hinaasena imanayo.

Norway waa mamnuc sharciyan in la guursado wax ka badal 1 qof markii.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo