Baadhista HIV

HIV inta badan ma laha caalamado cad marka hore. Inta badan ma arkaysid inaad leedahay HIV: iyadoo lagu baadho moojee. Tani waa sida kaliya ee aadku ogaan karto dhab ahaan.

Norway uma baahnid in aad bixisid lacag si aad isaga baadho HIV. Cida samaynayaa baadhintaanka waxa ku waajib ah ilaalinta sirta.

Calaamado

Dad badani iskuma arkaan calaamado marka kowaad ee ay qaadaan HIV.

Haddii aad isku aragto calaamado, calaamaduhu waxay u eekaan karaan duray:

  • xumad;
  • daal;
  • Gunud limfe oo bararsan.
  • finan maqaarka ah;
  • murqo iyo laalaabatooyin oo ku xanuuna

Haddii aad qabto HIV oo aanad qaadan dawooyinka, HIV waxa uu mudo kadib wiiqi doonaa difaacaaga jidhka. Jidhkaagu iskama difaaci karo naftiisa intaa wixii ka badan infekshinka. 

Macquul maaha in aad ku garato in uu qof qabo HIV eegmo aad eegtay darteed.

Kala hadad qof khibrad u leh caafimaad

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo