Qof waxaa uu ku qaadi karaa ilmada idhaha dadka uu hayoo HIV gu. HIV waxaa u ku gudbi karaa:

Biyaha taranka ninka ee qaba cudurka, dhecaanka gudaha ferjiga iyo dhiiga caadada waxay jidhkaaga gali karaan iyagoo sii maraya xuubka xabka dabada, malawadka, dhalfada guska, xubinta taran haweeneyda iyo afka. 

Dhiiga xanuunka qabaa waxaa uu gaadhi karaa dhiigaa si toos iyadoo la qaynsado qalabka mudista la isticmaalay ama dhiig shubud.
Kala qaadka dhiig shubistu inta badan kama dhacdo yurub, waayo dhiigaa waa la badhaa in u leeyahay HIV.

Ugu danbaybtii, HIV ga waxa loo gudbin karaa ilmaha xiligaa la umulayo ama naas-nuujinta marka la naas-nuujinayo.

HIV ga laguma kala qaado candhuufta

Biyaha taranka ninka cudurka qaba, dhecaanka gudaha ferjiga iyo dhiiga caadada waxay jidhkaaga ka gali karaan iyagoo sii maraya xuubka xabka dabada, dhalfada guska, gudaha ferjiga haweeneyda iyo afka.
HIV waxa uu ku gudbi karaa dhiig, tusaale ahaan isticmaalka qalabka irbadaha ee la isticmaalay.
HIV waxaa u ku gudbi karaa naas-nuujinta markaa la naas-nuujinayo.

Ku faafida galmada

Daawaynta saxda ah, qofka qaba HIV way adagtahay sida uu ugudbiyo markuu galmoonayo haddii anuu xidhnayn yahay koondhom

Dariiqyada HIV loo gudbiyo: galmo gudaha ferjiga bilaa koondhom
Dariiqyada HIV loo gudbiyo: galmo dabada bilaa koondhom
Dariiqyada HIV loo gudbiyo: galmo afka bilaa koondhom (khatar yar)

Gudbinta siyaabo kale

Dariiqyada HIV loo gudbiyo: hooyo u gudbisa ilmeheeda markay uur leedahay ama ay dhalayso ama markaa naas-nuujinayso
Dariiqyada HIV loo gudbiyo: waadaaga qalabka irbadaha oo la isticmaalaay

Lagu ma kala qaado wada kulan caadi ah

Kumaa qaadi kartid HIV lakulan caadi ah, tusaale ahaan: wada isticmaalka koobabka ama bilaydhyada qof qaba HIV ama taabasho ama isdhunkasho.

Macquul maaha in aad ku garato in uu qof qabo HIV eegmo aad eegtay darteed.

Laguma gudbiyo HIV: waadaaga bakeeri ama saxan
Laguma gudbiyo HIV: taabasho ama gacan qaad
Laguma gudbiyo HIV: dhunkasho

Iska ilaalinta HIV

Dadka qaba HIV way qaadsiin karaa dadkale haddii aanay isdawaynin. Dad badani ma yaqaanaan in ay qabaan HIV. Si aad adiga iyo dadkale u ilaalisid, isticmaal koondhom markaad galmo samaynayso.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo