Dawooyinka caafimaad way dawayn karaan xanuunada galmada ku faafaa badankooda ama waxay dawayna karaan calaamadaha. Haddii aan la dawaynin xanuunada galmada ku faafaa waxaa laga yaaba in uu leeyahay ama yeesho:

Hadaad qabto xanuunada galmada ku faafaa oo aanad lagu dawayn, waxaad qaadsiin kataa lamanaahaaga.  

U tag dhakhtarkaaga haddii aad u aragto inaad qabto xanuunada galmada ku faafa.

Mar kasta oo hore laguu daweeyo, waxaa yaraata waxa ka dhalan kara xanuunada galmada ku faafaa. Haddii wakhti hore lagaa daweeyo, xanuunada galmada ku faafaa badan waa la daweeyaa ama calaamahada ayaa taga, iyaga oo aan ku reebin dhib caafimaadkaga.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo