Xabagta uurbajiyuhu waa qaab uur baajiya.

Xabagta uur baajiyuhu waa xabag yar oo jilicsan. Waxaa uu wataa 2 hormoon oo kale sida kiniinka uur baajiyaha oo kale. Hormoonadani waxay ka hortagan xuub axalka unuga. Waxay sidoo kale ku adkeyaan in biyahan taranka unugyadoodu galaan ilma galeenka si ay uu gaadhan unugyada beedka. 

Sida loo isticmaalo xabagta uur baajiyaha

U dhaji sidan:

  • Dilaaci bacda. Waxaa jiraa jeexitaan yar hal dhinac oo bushqada ku yaal oo kaa caawinaya. 
  • Fur baakeda.
  • Ka jeex daboolka iyo caaga laynkiisa duubka. 
  • Ka jiid qaybta ilaalinaysaa . 
  • Waxaad ku dhajisaa xabagka caloosha hoosteeda, dhabarka qaybta hoose, dhabarka, garabka ama gacantaada qaybta sare korkeeda, iyada oo maqaarku qalalan yahay oo nadiif yahay. 
  • Waxaad ku dhajisaa dhanka ku dhagaya ee xabadga maqaarka oo waxaad ka jartaa inta kale ee ku hadhsan. Aad ugu cadaadi xabagta maqaarka. 
  • Xidho xabagta 7 cisho (1 wiig). Iska jar xabagta. 
  • Ugu dheji qaab cusub isku maalin wiigii (tusalee ahaan: Arbaca) wiiga 2aad iyo 3aad;
  • Wiiga 4aad ma isticmaalaysid xabagta. Wigaan waxaad bilaabaysaa in aad dhiigto (wakhtigii caadada). Markaa todobaadkan waxba kuguma dhacayaan. 
  • 7 cisho kadib (1 wiig) waxaad ku dhejinaysaa xabag cusub isku maalin wiigi (tusaale ahaan: Arbaca), haddii xitaa aad dhiigayso.
  • Kuceli talaabadii hore.
Dilaaci bacda. Waxaa jiraa jeexitaan yar hal dhinac oo bushqada ku yaal oo kaa caawinaya.
Fur baakeda.
Ka jeex daboolka iyo caaga laynkiisa duubka.
Ka jiid qaybta ilaalinaysaa .
Ku dhaji xabagta caloosha, badhida, dhabarka, garabka ama dhudhunka qaybta sare, oo qalaji oo nadiifi maqaarka.
Waxaad ku dhajisaa dhanka ku dhagaya ee xabadga maqaarka oo waxaad ka jartaa inta kale ee ku hadhsan. Aad ugu cadaadi xabagta maqaarka.
Xidho xabagta 7 cisho (1 wiig). Iska jar xabagta. Saar mid cusub wiikga 2aad iyo 3aad. Wiiga 4aad ma isticmaalaysid xabagta. Wiigan waxaad bilaabmaya cadadaadi. 7 cisho kadib (1 isbuuc) waxaad galinaysaa fargal cusub, haddii xitaa aad dhiigayso.

Lagu kalsoon yahay

Xabagta uur baajiyuha aad baa loogu kalsoon yahay hadaad si hagaagsan u isticmaasho.
Dhajisku maaha mid lagu kalsoon yahay, ama waa mid kalsooni yar, haddii:

  • Waxaad qaadata antibiotics ama kiniin ka hortaga epilepsy ama HIV. Ka hubi arinkan dhakhtar ama farmasiilaha;
  • Waxaad ilawday ku dhejintii xabagta 7-cisho ka dib, ama waxaadna ilawday in aad badasho;
  • Waxaad tuurtay dhajiska ma anaad ku dhajinin mid cusub 24 sacadood kudaheed (1 maalin).

Waxaad lala geli kartaa maydhashada, dabaasha ama jimicsiga uur baajiyaha. 

Saamaynta uu ku leeyahay caafimaadkaaga

Xabagta uur baajiyuhu waxay wadataa hormoono. Hormoonadani inta badan caafimaadkaga guud ma sameeyaan. 

Mararka qaar waxaa wanaagsan balse, in aad doorato qaab kale oo uur baajiye ah. Tusaale ahaan: haddii maalintaa aad cabto wax badan 15 sigaar da'daaduna ay kawayn tahay 35, haddii aad khatar ugu jirto in uu kugu dhaco wadne xanuun ama xudurada xididaha. Dhakhtar waydi talo.

Xabagta uur baajiyuhu kaama dhigto beed ka mid aan qaan gaadhin . Hadaad rabto inaad uur yeelato, waxaad iska xabagta.

Isticmaalka sadex bilood ee u horeeyaa, waxaa laga yabaa in aad yeelato saamayn sida xanuun, naasaha, madax xanuun, yalaaluqo ama jidhka oo ku xanuuna. Saamayntu inta badan waxay daran yihiin bilawga, kadib way iska tagaan iskood sadex bilood gudahood. Haddii dhibtu aanay tagin waxaad u badalan kartaa nooc kale oo uur baajin ah.

Dhiigaagu waxaa u inta badan noqon doona mid awood iyo xanuun yar.

Iska ilaalinta xanuunada galmada ku faafa iyo HIV

Xabagta uur baajiyihu kama hor tagto xanuunada galmada ku faafa ama HIV. Kaliya koondhom uun baa kaa ilaalin kara.

Qaamuuska iyo turjumaada

Ma waxaad doon doonaysaa caawimo? Ka hel qof khibrad u leh cafimaad.

Caawimo